Jaamacada juba oo looga bartay wax barasho tayeesan iyo practice tayo ayaa waxa ay bilabaysa diplomoyin isuga jira laborotoy, nutration , midwife , nursing isqurustana waxay toos uga socota main compus ka ee kuyala agagara masajidka shiicali suufi xiisadaha waxa ay bilowanayan tariikhda marka ay tahay tahay 16/11/2018 ardayda la qadanaya way xadidantahay

Comments

Post a Comment

Popular Posts